Al Shabaab oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday xero ay joogeen Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahanno katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii hore weerar culus oo qaraxyo ku bilowday ku qaaday xero ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka kaga sugnaayeen degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha. Dagaal culus oo labada dhinac u dhaxeeya ayaa ka socda deegaanka Ruun-nirgood , waxaana Al Shabaab lasoo sheegayaa in gudaha u galeen xeradii ciidanka dowladda joogeen. … Continue reading Al Shabaab oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday xero ay joogeen Milatariga Soomaaliya